NOOCYADA FARDAHA
اللغه الصوماليه
بتاريخ : 16 ديسمبر 2014
//
noocyada fardaha nugaaleed
fardaha somalida aad bay ugu qaalisanaayeen waa gii hore
waxaana ay aad ugu badnaayeen deegaanada nugaal
Noocyada Fardaha
fardaha kooda lab waxa la dhahaa : Faras
fardaha ta dheddig waxa ladhaha : Geenyo dhasha fardaha waxa la dhahaa : Darmaan 100k a faras waxa la dhahaa : Wegen cida fardaha waa : Danan Qaabka ay u ordaan farduhu _________________________ orodka aan dheerayn : GAALIB...